Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia oo soo dhaweeyay Magacaabista Golaha wasiirada Cusub.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia oo soo dhaweeyay Magacaabista Golaha wasiirada Cusub.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Cabdi Ladiif muuse Nuur oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Radiomuqdisho ayaa waxaa uu si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub Ee Habeen ka hor uu soo Magacaabay Ra,iisul wasaaraha Dalka Mudane Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake.

Mudane Cabdi Xaliid ayaa waxaa uu Ra,iisul wasaaraha ku amaanay Xulashada Golihisa Wasiirada Cusub isagoo Xusay in Baarlamaanka uu soo dhaweynayo Magacaabistaas isla markaana looga baahan yahay Bulshada Soomaaliyeed in ay si Hufan u taageeraan si dalku Hormar u gaaro.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

“Runtii dhaliil waa jiri kartaa Mar walba Aduunka ayay ka jirtaa Lkn muhiimada ayaa ah in Xukuumada Cusub Ee Ra.iisul wasaaruhu soo Magacaabay ay tahay tii mudneyd waan ku hambalyeynayaa Dr Cumar Waxaa ay u badan yihiin Mas,uuliyiin wax qabad wanaagsan lagu bartay ayuu yiri Xildhibaanku.

Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Ee uu soo magacaabay Ra,isul wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo ka kooban 60 Xubnood ayaa lagu wadaa in Dhawaan la horgeeyo Baarlamaanka si Codka Kalsoonida loogu qaado ka dibna ay howsheeda sii amba qaado.

Previous Post

Dibad bax lagu maamuusayay dhalashada Nabigeenii Muxamed NNKH ayaa maanta ka dhacay Magaalada Galkacyo “Sawiro”

Next Post

Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”

Next Post
Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”

Gen Muungaaab"Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada"

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In