Tuesday, September 16, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kobcinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 3, 2015
in Wararka
0
Kobcinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay kobcinta dhaqaalaha caasimadda, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Kulan oo ay ka qeyb galeen Madaxda Jaamacadaha Gobolka Benaadir, ganacsato, ururrada bulshada rayidka iyo xubno kale ayaa diirada lagu saaray dhisidda Madasha kobcinta dhaqaalaha gudaha oo ay iska kaashanaya Hayโ€™adda ILO iyo madashan, kaasi oo isku xiraya ganacsatada, ururrada bulshada rayidka iyo dowladda Hoose Xamar.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

September 16, 2025
๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฒ๐˜†๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—นl๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

Cabdiqaadir Muxudiin Axmed oo madasha hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in Madashan ay ka koobantahay saddex qeyb oo kala ah bulshada rayidka, ganacsto iyo dowladda Hoose ee Xamar, isla markaana uu yahay mid lagu soo nooleeynayo kabayaashii dhaqaalaha ee dalka.

Hormuudka Jaamcadda SIU Prof Yaxye Cali Ibraahim oo ka mid ah ahaa masโ€™uuliyiintii Jaamcadaha ee kulanka lagu casuumay ayaa sheegay in tani ay gogol xaar u noqon doonto dhaqaalaha maxaliga ah ee dalka, isla markaana horseedeyso in la gaaro horumar dhanka dhaqaalaha ah.

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobalka Benaadir Ismaaciil Macalin Cabdi Guure ayaa sheegay in madashan ay u furantahay dhamaan ganacsatada Gobolka Benaadir.

โ€œDowladda Hoose ee Xamar, canshuur ayuu qaadaa, adeegna wuu ku qabtaa, in dadku ay talo ku yeeshaan waxkasta oo la qabanayo iyo kobcinta dhaqaalaha waa mid muhiim ah, marka waxaan u mahadcelinayaa hayโ€™adda ILO iyo dadkii isku howlay in la sameeyo madal ay bulshada kaga kobcin karaan dhaqaalaha gudahaโ€ ayuu yiri Ismaaciil Macalin Cabdi Guure.

Madasha kobcinta dhaqaalaha gudaha ayaa ah mid laga isticmaalo wadamada dhaqaalahooda soo koraya, waxaana dadkii ka hadlay ay tilmaameen inay tahay mid lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka.

DSC_0021

DSCF1984

DSCF1994

DSCF1998

DSCF2012

DSCF2022

DSCF2037

DSCF2044

DSCF2045

DSCF2054

Sawir Qaade:- Jabiiba

Previous Post

Bur burin lagu sameeyay dhul si sharci darro ah looga deganaa Muwaadin Soomaaliyeed

Next Post

Qubrajoog dib u dayactir ku sameeyay waddo ku taal Beladweyne

Next Post
Qubrajoog dib u dayactir ku sameeyay waddo ku taal Beladweyne

Qubrajoog dib u dayactir ku sameeyay waddo ku taal Beladweyne

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

September 16, 2025
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka,...

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฒ๐˜†๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—นl๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฒ๐˜†๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—นl๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

September 16, 2025
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa ka qeyb galay shir heer sare ah oo lagu...

Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay

Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay

September 16, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed uga jawaabayey suโ€™aalo la xiriirra waxyaabaha...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Turkiga

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Turkiga

September 15, 2025
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya Shirwaynaha Dowladaha Carabta iyo Islaamka ee ka socda magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In