Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Looga Hadlayay Maal-gashiga Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirkii Looga Hadlayay Maal-gashiga Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii looga hadlayay maal-gashiga Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga soomaaliya oo mudo sedax maalin ah ka socday magaalada Nairobi ayaa maanta la soo gabagabeeyay.

Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Shirkadaha ku midoobay Shuraako,iyadoo ay gacan ka geysteen Bangiga aduunka iyo safaarada dowlada Mareykanka ay ku leedahay dalka Kenya,waxaana ka soo qeyb galay in ka badan 300 oo ergo ah oo ka kala socday shirkado iyo ganacsato yar yar oo ka kala yimid Soomaaliya iyo wadamada dibadda.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026

Mas’uuliyintii soo qaban qaabiyay shirkan looga hadlayay maal-gashiga soomaaliya oo gabagabdii shirka qabtay shir jaraa’id ayaa sheegay in shirkan uu guul ku dhamaaday,islamarkaana laga faa’idi doono waxyaabihii ka soo baxay

Agaasimaha Shirkadaha Shuraako Lee C .Sorensen,C/kariim Jirde goole oo shirkadaha Shuraako u qabilsan Soomaaliya iyo Breeann McCusker oo saafarada Mareykanka ee Kenya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ka soo baxay shirkan looga hadlayay maal-gashiga Soomaaliya,iyagoo sheegay in ka soo qeyb galayaashii shirka iyo maal-gashayadaashii ay si toos ah u wada hadleen,islamarkaana ay rajeynayaan in wax badan ay ku soo kordhin doonaan ganacsiga.

Mas’uuliyiinta shirkadaha Shuraako oo shirkan soo qabanqaabiyay ayaa sheegay in shirkan uusan noqon doonin kii ugu dambeeyay oo looga hadlayo sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga Soomaaliya.

_S6A0070 _S6A0082 _S6A0091 _S6A0172 _S6A0180 _S6A0185 8S6A0202 8S6A0218 8S6A0221 8S6A0238 8S6A0258 ftg Shir soma tfg tygf

Previous Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo Garowe Kula Kulmay Nicholas Kay ”SAWIRRO”

Next Post

Bayern Munich oo u Soo Baxday Quarter Finalka Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Next Post
Bayern Munich oo u Soo Baxday Quarter Finalka Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Bayern Munich oo u Soo Baxday Quarter Finalka Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

𝐌𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐞𝐬 𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝟑𝟗𝐭𝐡 𝐀𝐔 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭

𝐌𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐞𝐬 𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝟑𝟗𝐭𝐡 𝐀𝐔 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭

February 10, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

February 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Terminaalka cusub ee Arimas, oo laga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In