Monday, July 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Jimcaha Oo Looga Hadlayo Hantida Qaranka Iyo Ilaalinteeda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaal waxaan idiin ku wargalineynaa  barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca walba ka baxa Radio Muqdisho in bari Dambe oo jimcaha ah looga hadlayo Hantida Guud ee Qaranka iyo ilaalinteeda, waxaana barnaamijka marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka,Xeer ilaaliyaha Qaranka,Iyo Garyaqaanka Guud.

Haddaba haddii aad dooneysid in aad ka qeyb gasho barnaamijkaasi oo su’aalo la xiriira Mowduuca Barnaamijka aad weydiiso Mas’uuliyiintaasi ku soo dir wixii fikirkaada ama su’aal ah [email protected],ama soo wac oo si toos ah barnaamijka ugu qeyb qaado xiliga uu baxayo Barnaamijka oo ah 10;00 ama Ee Jimcaha. Numberadaan:, 941093,941012 861012,861011 Ama Facebook Radio Muqdisho.

Related posts

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

July 6, 2026
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

July 6, 2026

Previous Post

Baarlamaanka oo lacag ugu deeqay soo celinta Qaxootiga Yemen

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

July 6, 2026
0

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

July 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

July 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In