Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka ku nool Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ka cabsi qaba fatahaadda webiga Shabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shacabka ku nool Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ka cabsi qaba fatahaadda webiga Shabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa soo food saartay cabsi ku aadan fatahaad uu webiga Shabeelle ka geystay tuulo hoos tegta Degmada Mahadaay ee gobolkaasi, halkaasi oo ay isaga qaxeen dad fara badan.

Biyaha webiga ayaa gudaha u galay tuulada uu fatahaaddu ka geystay, waxaana ku dhawaad 200 qoys ay isaga barakaceen guryahooda, kuwaasi oo dalbaday in loo fidiyo gurmad beni’aadannimo oo dhinac waliba leh.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Sidoo kale Tuulooyinka qaar ayaa waxaa ka jirta cabsi xoogan oo ku aadan in biyaha webiga uu fatahaad sameeyo, waxaana dadka ku nool tuulooyinka hoos yimaada degmada Jowhar ay wadaan dadaallo ku aadan sidii biyo xireenno loo sameyn lahaa, iyagoo kaashanaya maamulkooda.

Dhinaca kale Bulshada ku dhaqan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhankooda soo wajahday cabsi tan lamid ah oo ku aadan in Webiga uu jabsado, isla markaana uu fatahaad ka geysto xaaafado ka tirsan magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, sida uu ku soo waramay Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolkaasi Cabdishakuur.

Previous Post

Waaxda Socdaalka xafiiskeedii Cadaado oo dib loo hawlgaliyay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay halka uu marayo dhismaha guddiyada xuduudaha iyo doorashooyinka

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo ku baaqay in gurmad loo sameeyo dadkii ka barakacay Guriceel “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay halka uu marayo dhismaha guddiyada xuduudaha iyo doorashooyinka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In