Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan: “ Shaqaalaha iyo Ciidamada Dowlada Qidmooyin Lagu Caawiyo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Ayaa Laga Jarayaa”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweynaha oo xaflad casho sharaf iyo soo dhaweyn ah u sameeyay wafdiga IGAD ee caawa ku hoyana Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen, waxaana uu warbixin la xiriirta Qaxootiga Yemen uu  ka dhageystay guddiga.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubnaha guddiga, xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ugu horeyo Ra’isul Wasaaraha Dalka mudane Cumar C/rishiid Cali Sharmaarke.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Guddoomiyaha guddiga Bad-baadinta iyo Samtabixinta Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ka hadlay howsha guddiga oo uu sheegay in dadaal badan ay sameeyeen oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen islamarkaana Dadka Soomaaliyeed ay ka soo uruuriyeen ayna gaarsiinayaan dadkaasi si Alla ka cabsi lel.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya in ay wado dadaalo islamarkaana ay ka badbaadineyso dadka Soomaaliyeed ee Yemen colaadu ku heyso wuxuuna xusay in shaqaalaha rayidka ah,Ciidamada qalabka sida, laga goynayo qidmooyin lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed.

Ugu Dambeyntii Madaxweynha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa ugu baaqay  guud  ahaan shacabka Soomaaliyeed  in ay caawiyaan dadkaasi Soomaaliyeed islamarkaana ay si walaaltinimo  iyo  ixtiraam ay ku jirto ay u soo  dhaweeyaan  muwaadiniinta Yeman ee dalkeena u soo qaxay  oo uu tilmaamay in  Yemen horey  ay abaal weyn ay inoo galeen.

 

Previous Post

Dadka qaba xanuunka Dhimirka oo ku soo badanaya Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday furimaha ciidamada Ay ka dagan yihiin duleedka Kismaayo “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday furimaha ciidamada Ay ka dagan yihiin duleedka Kismaayo “Sawirro”

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday furimaha ciidamada Ay ka dagan yihiin duleedka Kismaayo "Sawirro"

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In