Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Naafada xoogga dalka ee ku jira Isbitaal Martini oo gar gaar la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Naafada xoogga dalka ee ku jira Isbitaal Martini oo gar gaar la gaarsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadda  Hormuud  qeybteeda  samafalka  ayaa maanta  deeq gargaar ah oo loogu talagalay Bisha Barakeysan ee Ramadaan gaarsiiyey naafada ku jirta Isbitaalka Martiina ee magaalada Muqdisho.

Deeqdan oo isugu jirta lacag cadaan ah iyo Timir waxa ay hay’addu gaarsiisay naafada xoogga dalka ee ku jira isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, oo iyagu ka mid ah dadka Caawinaada u baahan.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Maamulaha shirkada Hormuud Foundation Muuse Axmed Nuur oo ka hadlay gaarsiinta deeqda ciidanka Naafada ah ayaa waxaa uu sheegay in maamulka iyo shaqaalaha shirkadda oo is kaashanaya ay go’aansadeen in ay gar gaar u fidiyaan dadka danyarta ah .

“Halkaan walaalayaal saaka waxaa shirkadda Hormuud qaybteeda samafalka Hormuud Foundation ay ku wareejineysa Naafada Xoogga Dalka Xogaa yaroo lacag ah iyo xoogaa yaroo timir ah oo ay u kaalmeestaan Ramadaanka Insha Alaah” ayuu yiri Muuse.

Afhayeenka ciidamada naafada xoogga dalka Soomaaliyeed  Cabdi Mahad Cali ayaa waxaa uu uga mahad celiyay Hormuud Foundation deeqda ay soo gaarsiisay iyo sida ay mar walba u garab taagan tahay dadka masaakiinta ah.

“Waxaan u mahad celineynaa shirkada Hormuud oo bilkasta oo Ramadaan halkaan ka dhigatay joogto in ay timaado lacagtaas sadaxda kun ah iyo wax kasta oo ay gacanta ku hayso halkaaney keentaa mar kasta oo ay samafal sameynayaan, anaga nagama tagaan marka waxaan leenahay Hormuud Hantidaada Kheyr Haatufkagana Kheyr “ayuu yiri Cabdi mahad.

Todobaadkii hore ayay Shirkadda Hormuud  waxaa ay Xabsiga dhexe ee Xamar gaarsiisay gar gaar nuucyo badan leh sida raashinka nuucayadiisa iyo xoolo nool oo loogu talo galay in maxaabiista iyo ciidanka ay ka Afuran Ama Ku Saxuurtaan inta lagu guda jiro bishan Ramadaan .

1 2 3 4 5

Sawir Qaade:- Axmed Cali Kaahiye

Previous Post

Hay’adda Lacagta Adduunka oo shaacisay in maareeynta Maaliyadda Soomaaliya horumar laga gaaray

Next Post

Maamulka Jubbaland oo beeniyay in Calanka Soomaaliya lagu gubay Kismaayo

Next Post
Shir lagu soo xulayo xildhibaanada maamulka Jubba oo Kismaayo ka furmaya

Maamulka Jubbaland oo beeniyay in Calanka Soomaaliya lagu gubay Kismaayo

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In