Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka haweenka iyo Danjiaraha Jabuuti ee Soomaaliya oo maanta booqday xarunta agoonta gabdhaha Boondheere+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka haweenka iyo Danjiaraha Jabuuti ee Soomaaliya oo maanta booqday xarunta agoonta gabdhaha Boondheere+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Sahro Maxamed Cali Samar oo uu wehliyay Danjiraha dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubbad Rooble ayaa maanta booqday xarunta xannaanada gabdhaha agoonta Boondheere ee magaalada Muqdisho.

Maamulaha xarunta xannaanada gabdhaha agoonta Boondheere marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa xarunta ku soo dhaweysay wasiirka haweenka oo uu la socday danjiraha dowlada Jabuuti u fadhiya Soomaaliya iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir marwo Jawaahir Baarqab.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Wasiirka  iyo Danjiraha ayaa ku soo wareegay qeybaha ay ka koobantahay xarunta xannaanada agoonta gabdhaha Boondheere, iyagoo u kuurgalay xaaladda nololeed iyo tan waxbarasho ee agoonta ku jirta xaruntaasi.

Maamulaha xaruntaasi marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa warbixin buuxda ka siisay mas’uuliyiinta xaaladda caruurta agoonta ah ee ku jirta xarunta, marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay iyo baahida xarunta, waxeyna uga mahadcelisay mas’uuliyiinta booqashadooda xarunta.

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul Insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa ku amaantay maamulaha xaruntaasi marwo Nuurto daryeelka wanaagsan oo ay u sameysay caruurta agoonta ah. iyadoo ballan qaadday in wasaaradeedu wax badan ka qaban doonto baahida xarunta.

Xarunta xannaanada agoonta gabdhaha Boondheere ayaa waxa ku jira boqollaal gabdho aqoon ah, kuwaasoo xarunta ka hela waxbarasho, jiif. Cunto iyo daryeello kala duwan.

11667428_1448241698815524_7436844496148037445_n 11692494_1448241792148848_7822904924400612554_n 11700915_1448241468815547_5555860773161702676_n 11709401_1448241582148869_8820074321438613335_n

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta ” Kenya Dacwad Ayaan ka Gudbin Doonnaa”

Next Post

Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa dib u soo nooleynta xiriirkii taariikhiga ahaa ee ka dhexeeyay Soomaaliya iyo India”-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa dib u soo nooleynta xiriirkii taariikhiga ahaa ee ka dhexeeyay Soomaaliya iyo India”-Sawirro

Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa dib u soo nooleynta xiriirkii taariikhiga ahaa ee ka dhexeeyay Soomaaliya iyo India”-Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In