Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaxooti Soomaali ah oo laga soo dajiyay Garoonka Aadan Cadde

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Qaxooti Soomaali ah oo laga soo dajiyay Garoonka Aadan Cadde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka  Yemen Axmed Cabdi Xasan “Axmed Suudaani” oo la hadlay  Radio Muqdisho ayaa sheegay in saakay Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho ay ka soo Dagtay Diyaarad wadday ku dhawaad 272 oo qaxooti Soomaali ah isla markaana shalay  dalka yaman Laga Soo qaaday isagoo Raaciyay in qaar ka mid ah dadkaas ay yihiin kuwo qaba xanuunno kala duwan.

Mudane Axmed Suudaani ayaa aad Ugu mahad celiyay Doorka ay ka ciyaartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya soo qaadista dadkaan Soomaalida ah ee muddo ku Xanibnaa Yaman oo dagaallo ay ka socdaan iyo Hay’ada socdaalka Aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan “IOM” oo dadku marka ay yimaadaan Soomaaliya la wareegaysa.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026

Halkaan ka Dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/waraysi-Axmed-sudaani-.mp3
Previous Post

Madaxweynaha Galmudug “safarkeyga Muqdisho wuxuu ku saabsanyahay inaan kulamo Wadatashi ah la yeesho Dowladda dhexe”+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Jiritaanka Dowlad Gobolleedyada waxa ay Asal u yihiin Dhismaha Dowladda dhexe

Next Post
Madaxweynaha “Midoga Yurub taageerada uu siiyo Soomaaliya maaha mid qarsoon ee waa mid muuqata sida Akadeemiyadda oo kale”

Madaxweyne Xasan Sheekh "Jiritaanka Dowlad Gobolleedyada waxa ay Asal u yihiin Dhismaha Dowladda dhexe

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In