Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Hadliye Cumar : Annaga Danweyn ayaa noogu jirta dalka Yaman

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha dibadda: “Soomaaliya ma aha meel dambiilayaashu ku soo ordain”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane xasan sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Imaradaka Carabta ayaa kawada hadlay xaaladda ka taagan wadanka Yaman iyo sidii xukunka loogu soo celin lahaa Madaxweynihii sharciga ahaa ee wadankaas cabdul Rabbul Mansuur AlHaadi.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan hadliye Cumar oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Labada Ma’uul ay ka wada hadlen Xaaladaha Siyaasadeed ee dalka Yaman ka taagan.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

“Arrimaha Yaman ayaa  laga hadlay, horayba waan u sheegnay inaan ogolnahay in dib xukunka loogu soo celiyo Dowladdii sharciga ahayd ee Madaxweyne Cabdul Rabbi Mansuur Alhaadi, waxaanu u sheegnay inaan wali garab taagannahay Ciidamadooda Dagaalka kula jira Kuwa Argagixisada ah iyo kuwa diidan in Yamani ay Nabad noqoto” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Wasiir hadliye ayaa tilmaamay Aragtida Dowladda federaalka Soomaaliya ee DalkaYaman taas oo ah in wadankaas Nabad galyadiisa ay sidii hore ku soo laabato Colaaddana la joojiyo.

“Annaga Danweyn ayaa noogu jirta dalka Yaman, waa wadan aan isku daariiq Nahay, waa dal Muslim ah waa dal Horay Gacan u siiyay Soomaaliya intii Burburka uu Jiray waxa uuna soo dhaweeyay Todobo Boqol oo kun oo qaxooti Soomaali ah oo dalkaas waqti hore Miciinbiday” ayuu yiri wasiir hadliye.

Previous Post

Madaxweynaha: “Taageerada Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya muhiim ayay u tahay dib u dhiska iyo dib u soo kabashada dalkeena” SAWIRRO

Next Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Dooda Sadexaad ee Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah guda galidoona

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Dooda Sadexaad ee Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah guda galidoona

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In