Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga Gudaha iyo taliska Taraafikada oo Ammarro ka dhan ah gawaarida xamuulka qaada soo saaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda amniga Gudaha iyo taliska Taraafikada oo Ammarro ka dhan ah gawaarida xamuulka qaada soo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga gudaha iyo Taliska ciidanka nabad galyada waddooyinka ayaa ammar ku bixiyay in gabi ahaanba la joojiyo Gawaarida Xamuulka qaada kuwaas oo caqabad ku noqday isku socodka dadka iyo gawaarida kale, kaddib markii shirja’raaid ay si wada jir ah maanta u qabteen.

Taliyaha ciidanka ilaalada waddooyinka Cali Xirsi Barre Cali “Gaab” ayaa sheegay.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

“waddada ka billaabata Jamaal cabdinaasir kuna tagta kiilamitir 4 waxa ka mam nuuc ah in ay maraan gadiidka gaadiidka xamuulka qaada sida biraha, dhagaxyada, iyo wixii la mid ah dhammaan gawaaridas waa ka mamnuuc in ay uwaddadaas maraan, hadda waxaan taaganahay waddada Xaawo taako waxa uuna gaarigu u leexanayaa dhinaca bidix ee xamarweyne” Ayuu yiri Taliyaha.

Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in Amniga Wadaha gaariga iyo Muwaadiniinta Saaram gawaaridaas uu amarkaan danwey ugu jiro, isagoo ku baaqay in ciidamada ammankana ay arrintaan dhankooda kala shaqeeyaan wasaaradda iyo taliska Taraafikada.

Taliska ciidanka illaalada wadooyinka taraafiko ee Gobolka Banaadir ayaa horay u soo saaray sharciyo lagu mamnuucayo maridda wadooyinka ay hadda ka joojiyen gadiidka inta badan ka yimada dakadda Magalada Muqdisho.

Previous Post

Qeybtii 2aad ee Riwaayaddi Oday C/lle. Dhgeyso.

Next Post

Maamulka Baydhabo oo qorsheynaya dib u dhiska waddooyinka

Next Post
Shacabka ku nool Baydhabo oo maanta deeq isugu jirta lacago, dhar iyo raashin ku taageeray ciidamada XDS

Maamulka Baydhabo oo qorsheynaya dib u dhiska waddooyinka

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In