Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee South Africa oo la kulmay xubno ka tirsan jaaliyadda Johannseburg “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee South Africa oo la kulmay xubno ka tirsan jaaliyadda Johannseburg “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar ka mid ah Aqoonyihanada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee Gobolka Gauting kaasoo loogu hadlay arrimo muhiim u ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi

Shirkan  oo socday muddo sedex sac ka badan oo ay Safaaradda ugu qeybalayeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalkani,Danjire Jamal Maxamed Barrow iyo Qunsulka  Maxamed Cali Mire (Nabadoon) ayaa arimaha loogu hadlayay waxaa ka mid ah,mideynta Jaaliyadda Koonfur Afrika ku dhaqan, sidii Dowladda Koonfur Afrika looga codsan lahaa fududeynta Sharciyada Dalka,in tirokoob iyo Diiwaangalin lagu sameeyo Jaaliyadda Soomaaliyeed,horumarinta ganacsiyada Soomaalida,iyo waliba sidii loogu hortagi lahaa dilalka iyo dhibaatooyinka Ajaaniibta ay Soomaalida qeyb ka tahay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Qodobadan oo ay Aqoonyihannada,Waxgaradka iyo Madaxda Safaaradda si weyn u lafa gureen,waxeyna is dhaafsadeen talooyiin muhiim ah.

Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay Shirkan ayaa sheegay hadii Qodobadan laga dooday xal loo helo ay Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfur Afrika ay ka yaraan lahaayeen dhibaatooyinka ugu badan oo ay dilalka ka mid yihiin,
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika,Danjire Jamal Maxamed Barrow oo Shirkan gudoominayay oo ugu dambeyntii Shirkan soo gabagabeeyay ayaa sheegay in Qodobadan ay Jaaliyadda u yihiin muhiim,waxa uuna ballanqaaday in ay dhageysan donaan talooyinka bulshada qeybadeeda kala duwan ee ku dhaqan Koonfur Afrika,Safiirka ayaa yiri.
“Waxaan idinka rabnaa hadii aad noo tilmaami kartaan Shirciyada Soomaalida ku joogaan,in aad talo naga siisaan dhahdaan hadii saas la sameeyo ama Safaaradda kaalintaas ayay ka ciyaari kartaa”
Shirkan ayaa ka mid Shirar isdaba joog ah oo ay yeelanayaan Madaxda Safaaradda iyo Jaaliyadda si loo helo Jaaliyad mideysan kuna xiran Safaaradooda.
DSCN0002 DSCN0005 DSCN0006 DSCN0009 DSCN0010 DSCN0014 DSCN0017

Previous Post

Wasiirka amniga gudaha oo guddi u magacaabay kiiska sarkaalki lagu dilay Beledweyne “Dhageyso wareysiga”

Next Post

Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka: si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka

Next Post
Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka: si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka

Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka: si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In