Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay ciidamada Kenya Ee Ku Dhintay Ceel Cadde “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay   ciidamada Kenya Ee Ku Dhintay Ceel Cadde “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Kenya uga qeyb galay baroor diiq loo sameeyay ciidamadii Kenya ee dhawaan ku geeriyooday deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo.

Munaasabada baroor diiqda ah ayaa waxay ka dhacday  magaalada Eldoret, halkaas oo ay ka imaadeen ciidamada Kenya ee ku dhintay Soomaaliya.

Related posts

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026

Madaxweynaha dalka ayaa uga tacsiyeeyay shacabka iyo Dowladda Kenya ciidamada uga geeriyooday soomaaliya, iyagoo caawinaya dadka Soomaaliyeed, waxaana uu madaxweynaha ka hadlay sida muhiimka ay u tahay la dagaalanka argagaxisada ee nabada u diidan labada shacab ee Kenya iyo Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys oo goordhow la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in madaxweynaha uu la qeybsaday shacabka iyo dowlada dariska aa nahay Kenya murugada ciidamada uga geeriyooday deegaanka Ceel cadde Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa xusay in madaxweynaha kulamo uu la qaatay madaxdii ka qeyb galayay isu imaatinkaasi baroor diiqda ah sida Madaxweynaha Nigeria, Muhamadu Buhari,  iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyaaa  oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga loogu jiro ciribtirka argagaxisada.

12472235_217588921914939_4406368374143322988_n 12592691_217588788581619_7232079804507830764_n 12643035_217588858581612_6561831897340366281_n 12654369_217588885248276_4838944993642613579_n Xsn1

Previous Post

Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin maanta Lagu Soo Dhaweeyay Beledweyne “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya

Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In