Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisu ay baaqi kusii ahaan doonaan Soomaaliya, kadib warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in Kenya ay isaga baxeyso Soomaaliya,

waxaanu sheegay madaxweyne Kenyatta in Dowladdiisu ay ka go’an tahay la dagaalanka Kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab, isagoo xaqiijiyay in ay ka sii mid ahaan doona hawlgalka midowga Africa ee Amissom ee Soomaaliya si wadajir loogu ciribtiro argagixisada nabadda u diidan Soomaaliya iyo gobolka oo dhan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

khudbad si toos ah ay shacabka Kenya uga daawanayeen TV-ga isla markaana uu madaxweyne Kenyatta ka jeediyey munaasabad lagu xusayey askar tii Kenya ee dhawaan kaga geeriyootay Soomaaliya ayuu ku sheegay hadalkaasi.

“Ma ahan waqtii aan dhageysan laheyn codadka guuldarada, dagaal ayaanu qaadnay sababtoo  ah danaheena ayaa ku jira, sababtoo ah waxaan rabnaa inaan soo celino nabadda Soomaaliya, waxaan kale oo aan dooneynaa inaan iska difaacno cadawga raba inuu na bur buriyo,” ayuu yiri Madaxweyne Kenyatta.

Mucaaradka ugu weyn Kenya ayaa ka dalbaday dowlada in ay ciidankeeda  jooga Soomaaliya dib uga soo celiso, hase ahaatee hadalka madaxweynaha dalka Kenya ayaa meesha ka saaraya dalabaadka Kooxaha mucaaraddka ee dalkaas ay ku doonayaan in Kenya Ciidankeeda kala soo baxdo Soomaaliya.

Maleeshiyaadka Al Shabab ayaa weerar ku qaatay  15-ki bishaan xero ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceel cadde ee gobolka Gedo halkaas oo ay ku dhinteen askar ka tirsan Ciidanka Kenya kadib Baabuur qaraxya ah oo lagu weeraray xeradaas.

Previous Post

Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay ciidamada Kenya Ee Ku Dhintay Ceel Cadde “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Waa hubaal inaan Al Shabaab ka adkaaneyno, waxaana mar kale xaqiijinayaa in Kenya iyo Soomaaliya ay si wadajir ah ula dagaalamayaan argagixisada”Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Waa hubaal inaan Al Shabaab ka adkaaneyno, waxaana mar kale xaqiijinayaa in Kenya iyo Soomaaliya ay si wadajir ah ula dagaalamayaan argagixisada”Sawirro”

Madaxweynaha: ‘’Waa hubaal inaan Al Shabaab ka adkaaneyno, waxaana mar kale xaqiijinayaa in Kenya iyo Soomaaliya ay si wadajir ah ula dagaalamayaan argagixisada"Sawirro"

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In