Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Adeeg caafimaad oo bilaash ah oo loo sameeyay dad danyar ah

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Adeeg caafimaad oo bilaash ah oo loo sameeyay dad danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlahani  baarista caafimaad iyo daweynta lacag la’aanta ah oo uu sameyey isbitalka Kalkaal ayaa waxaa ka faa’idaystay in kaban 50 ruux oo ka mid ah dadka danyart ah ee ku nool magaalada Muqdisho, kuwaasi oo qabay xanuuno kala duwan.

Xanuunada dadkaasi laga daweeyay ayaa waxaa ugu badan kiliye xanuunka waxaana fulinayay dhakhaatiir ajaanib ah kuwaasi oo adeegsanayay qalabka loo yaqaano Leyserka.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Qaar ka mid ah dadkii ka faa’idaystay ayaa uga mahadceliyaya maamulka isbitalka iyo dhakhaatiirta daweynaysay bukaanada danyerta ah, ayagoo sheegey in xaaladoodi ay aheyd mid liidata, balse ay hadada rajo wanaagsan oo dhanka caafimaadkoodi ah ay u muuqato.

Dr. Ofishuranisis, oo u dhashay dalka Hindiya ayaa ka hadlay  gargarakan caafimaad ay bukaanada u fidiyeen, wuxuuna xusay in xanuunada dadkaasi laga daweyeey ay ka mid ahaayeen kaliye xanuunka  oo khatar ku ah nolosha dadka.

Agaasimaha isbitaalka, Kalkaal Dr. Suleymaan Cabdullaahi Maxamed, ayaa sheegay in u jeedada howshan ay aheyd sidii loo caawin lahaa dadka xanuunsan isla markaana aan awoodin in ay kharashka isbitaalada iska bixiyaan.

Previous Post

Ra’isulwasaare ku xigeenka oo la kulmay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Ugu yeraan 50 ruux oo deegaannada Jubbooyinka ugu dhintay cudur aan la aqoon

Next Post
Ugu yeraan 50 ruux oo deegaannada Jubbooyinka ugu dhintay cudur aan la aqoon

Ugu yeraan 50 ruux oo deegaannada Jubbooyinka ugu dhintay cudur aan la aqoon

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In