Sunday, June 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raisul wasaare ku-xigeenka dalka oo soo xeray shirkii cadaaladda looga hadlaayay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Raisul wasaare ku-xigeenka dalka oo soo xeray shirkii cadaaladda looga hadlaayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Shirkaan oo magaaladda Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qabatay wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dhinacyada garsoorka dalka oo ay ku jiraan wasiirada cadaaladda maamul goboleedyada.
Shirka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray sidii dalka dhanka cadaaladda uu horumar uga sameyn lahaa, qubarada ka qaybgashay ayaana soo saaray war murtiyeed ka hadlay muhiimadda natiijadii ka soo baxday doodii socotay dhowrka maalin,
Ra’iisul wasaare kubxigeenka dalka ayaana gabagabadii soo xiray shirka maanta.
Saalax xabiib Jaamac wasiirka Cadaaladda maamulka puntland oo ku hadlay magaca maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha guddiga cadaaladda barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa wadajir u sheegay in wax weyn laga faa.iiday doodii maalmahan u socotay, waxaana ay soo jeediyeen in laga wada qayb galo hormarinta cadaaladda.
Wasiirka Cadaaladda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo ka hadlay xiritaanka shirka ayaa sheegay in gobolada looga yeeri doono qubaro si markaa iyana talooyin uga bixiyaan hormarinta Cadaaladda dalka.
“Dhawaan gobolada ayaan ka wici doonaa qubaro waxaa ay muddo bil ah fadhi doonaan halkaan waxaa ay iyana talo naga sii doonaan hormarinta cadaaladda dad ajaanib ah in ay cadaaladda noo tilmaamaan sax maahan”ayuu yiri Ilka jiir.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo soo xiray shirkaan ayaa bogaadiyay howsha ay qabteen ergooyinka waxaana uu xusay in muhiimadu tahay in cadaaladda xoogga la saaro, la.aanteedna uusan dalkani hagaageyn.
‘Aadbaan ugu faraxsanahay war murtiyeedka aad soo saarteen waxaan u baahanahay in cadaaladda wax badan aanu ka qabano hadaan cadaaladda hagaajino dalkeenu waa hagaagayaa lkn inta saan ay tahay dhibka waa jiraa”ayuu yiri Mr Carte.

Previous Post

Guddoomiyaha Haweenka qaranka oo la kulmay guddiga fududeynta shirka Jowhar

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta "SAWIRRO"

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In