Thursday, August 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Waajid

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Waajid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashaariic hormarmarineed oo Dawlada UK ay ka fulisay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta xarigga laga jeray

Degmada Waajid waxaey ka mid atahay gobolka Bakool  waana degmada keliya oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo ay go’doomiyeen maleeshiyaadka Shabaab, taas oo saameeynweyn kuyeelatay Bulshada ku nool Waajid Kadib markii ay waayeen edegyada lagama maatmaanka u ah noolsha aadanaha sida Waxabarashada  iyo Caafimaadka.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Degmada Waajid oo ilaa iyo 90 K.M. dhinaca bari uga beegan Xaruunta Gobolka Bakool ee Xudur waxaa si aad ah u saameeyey  go’odoonka wadooyinka soo gala . taas oo sababtay in Degmada ay ka barakacaan 100 . 65 dadkii daganaa

Dawlada UK oo u soo wakiilatay Qaar ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa waxaa ay ka hirgalisay  Dhismooyin iskugu jira  Suuq weeyn oo lagu iibiyo Hiliba Xoolaha iyo Qudaarta . Xaruunta adeegga Garsoorka  Ceel Biyoodyo ladayactiray . iyo beero  aad u qurxbadan oo Bulshada lagu dereensiinaayo  Kheyraadka Dhulkooda Hooyo

Waxaana Maanta Gaarey Degmadaasi Qaar ka mid ah Wakiillada Hay adaha Fuliyey Mashaaricahaasi . waxayna  Xaruunta Degmada Kulan  kula qaateen  Maamulka Degmada  oo  uu horkacaayey  Gudoomiyaha  degmada.

Kulanka kadib waxaa saxaafada la hadley  Caasho Sheekh C/laahi oo ah gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Waajid iyo C/laahi Aadan Sanqoor  oo ah gudoomiyaha degmada Waajid waxayn  u mahadceliyeen  Dawlda Britain  Mashaaricahan ay ka fulisay Degmada Waajid

“Aad ayey Farxad noogu tagay maanta in xarigga laga jero Qaar ka mid ah Mashaaricdii Dawlada UK ay ka fulisay Degmada Waajid Walina baahiyo Farabadan ayaa jira waxaana ka codsanaynaa hay’adaha kale in ay caawiyaan dadkan Ku dhibaateysan degmadan go’doonka ku jirta” ayuu yiri gudoomaha degmada Waajid.

Previous Post

Madaxweynihii hore ee Chad oo xabsi daa’in lagu xukumay

Next Post

Dhaqaatiirta Isbitaalka Badbaado oo baaritaanno lacag la’aan ah ka sameeysay degmada C/casiis+Sawirro

Next Post
Dhaqaatiirta Isbitaalka Badbaado oo baaritaanno lacag la’aan ah ka sameeysay degmada C/casiis+Sawirro

Dhaqaatiirta Isbitaalka Badbaado oo baaritaanno lacag la'aan ah ka sameeysay degmada C/casiis+Sawirro

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In