Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afur wadareed lagu qabtay dalka Mareykanka-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Afur wadareed lagu qabtay dalka Mareykanka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad afur ah oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka dhallinyarada jaaliyadda madasha Forum of Unity and democracy ayaa lugu qabtay gobolka Seattle ee dalka Mareykanka.

Waxaa ka qayb-galay kulanka jaaliyada Soomaalida,xubno ka mid ah bulshada gobolka ku nool ee diimaha kala duwan heysta iyo xubno ka socday booliska Seattle,Washington.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Munaasabadda,waxaa ay quseysay is dhaxgalka bulshada kala duwan ee Diimaha kala haystaa ee ku nool Seattle si ay xirirkooda wanagsan ee ka dhaxeeyaa bulshadaas ay u sii xoojin lahaayeen waana mid keentay in xalfadan afurka ah la iskugu keeno.

Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada Jaaliyada Seattle ee madasha Forum of Unity and democracy,Ubax Warsame oo hadal jeedisay,waxaa ay soo hadal qaaday in madashan kulmisay bulshada kala duwan ee gobolka iyo booliska inay soo abaabuleen dhallinyarada Soomaalida ee ururka ka midka ah,kuwaaso oo ay ku tilmaamtay inay mar walba raadinayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen jaaliyada Soomaalida.

Sidoo kale, waxaa munaasabadda ka hadlay qaar kamid ah xubnaha golaha deegaanka, saraakiisha booliiska iyo mas’uuliyiin kale kuwaas oo dhammaan ka hadlay ahmiyadda kulamada noocaan ah iyo sida looga baahan yahay in la xoojiyo isdhexgalka bulshooyinka kala duwan.

Ugu dambeyn Dhalinyarada Jaaliyada Seattle ee madasha Forum of Unity and democracy  ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay gudoomiyaha ururka dhallinyarada Jaaliyada Seattle ee madasha Forum of Unity and democracy Ubax Warsame oo sheegtay marka inay si weyn ugu faraxsan-tahay shahaadada la guddoonsiiyay.

FB_IMG_1467500029689 FB_IMG_1467500033269 FB_IMG_1467500039724 FB_IMG_1467500052936 FB_IMG_1467500056035 FB_IMG_1467500059243 received_1002150803237688 received_1002150909904344 received_1002151046570997 received_1002152063237562

Previous Post

Maxaabiis ku xirneyd saldhigga booliska Jowhar oo cafis loogu fidiyay ciida awgeed-Sawirro

Next Post

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Next Post
Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In