Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

La Yaab Nin maalintii mu’adin ah habeenkiina fanaan heesaha qaado ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
La Yaab Nin maalintii mu’adin ah habeenkiina fanaan heesaha qaado ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaaladani oo ah mid aan horay loo arag waa nin maalintiina mu,adin ah habeenkiina fanaan ah.

Axmed Toozir waa nin u dhashay dalka Tirkiga, habeenkii  waxa uu hogaamiya koox fananiin ah oo heesta, halka maalintiina uu mu,adin iyo Imaam ka yahayy masjid kuyaala dalka Turkiga.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ninkani waxaa kale oo uu noqday imaamka kaliya ee ka mid ah imaayada masaajidyada dalkaasi Turkiga ee guursaday haweney Christian ah, inkastoo markii danbe ay muslintay.

Toozir waxaa u deganyahay magaalada Binar Bashaa ee Gobalka Aldoul ee dalkaasi Turkiga, waxaa uu mudo labo sano ah mu,a,din iyo imam ka ahaa masjid ay ku dukadaan in kabadan 150 qof oo ilaa salada cishaha uu dujiyo, halka xiligaasi kadibna uu higaamiyo koox fanaaniin ah oo heesaha soo dhigta YouTubeka, taas oo keentay in ninkaasi  lagu naneyso imaam Rock, waxana arintasi ay keenya dood farabadan.

Mr Toozir ayaa la sheegay in uu yahay imaamka kaliya ee ka mid ah imam yaasha Masaajida dalkaasi Turkiga ee guursaday haweenay aan muslim aheyn oo u dhalatay dalka Roomaniya laakin guurkiisa ka dib qaadatay Diinta islaamka waxana ay u heysaa hal wiil oo 13 jir ah.

Previous Post

Danjire Cabdullaahi Xaashi oo warqadaha aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Yemen

Next Post

Dhaq dhaqaaq ganacsi oo ka bilowday Hobyo “SAWIRRO”

Next Post
Dhaq dhaqaaq ganacsi oo ka bilowday Hobyo “SAWIRRO”

Dhaq dhaqaaq ganacsi oo ka bilowday Hobyo "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In