Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqdhaqaaqa Dhalinyarada ee Qarannimo oo Hambalyo u diray Ra’isul Wasaaraha Cusub ee la Magacaabay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhaqdhaaqa Dhalinyarada Qarannimo oo hambalyo usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqaaqa dhalinyarada ee qarannimo waxa uu si weyn ugu hambalyeynayaa Raisul wasaaraha Cusub  Mudane Xasan Cali kheyre oo uu maanta soo magacaabay Madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmaajo.

Waxaan Alle Kaaga rajeyneynaa in uu garabkaaga galo isla markaana uu ku fududeeyo xilka  laguu idmaday ee aadka u culus , shacabka Soomaaliyeedna waxaan ugu baaqeynaa in ay si wada jir ah u garab istaagaan Xukuumada Cusub .

Related posts

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026

Mudane Kheyre Dalka waxa uu u baahanyahay dad si daacad ah ugu shaqeeyo isla markaana dhaxda u xirto sida uu shacabkaan dhibka uga bixi lahaa , waxaan Alle kaaga baryeynaa in uu kuu dhib yaro isla markaana kugu dhowro.

Mudane Kheyre waxaa ku saaran masuuliyad adag oo ah in aad si siman ugu shaqeeyso dhamaan shacabka Soomaaliyeed Gobolkey doonaan haka soo jeedin waxay xaq kuugu leeyihiin in aad si siman ugu adeegto waxaan rajeyneynaa in aad tahay nin aqoon yahan ah oo awood buuxdo u leh meel marinta arintaas islamarkaan waxaan aaminsanahay in aad qeyb ka noqon karto samata bixinta Umaadan mudada dheer dhibka kusoo jirtay.

Ku Biir Boga Facebook ee Ururka https://www.facebook.com/qarannimo.org/

qarannimo

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo u Hambalyey Raisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Next Post

Taliyaha ciidanka Booliska oo dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka Booliska oo dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka Booliska oo dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil "SAWIRRO"

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

May 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In