Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso :Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo kusoo dhamaaday Wadanka Shiinaha

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso :Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo kusoo dhamaaday Wadanka Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlaayay isdhexgalka bulshada Africa iyo Shiinaha ayaa Saaka lagu soo gaban gabeeyay Magaalada Bijiin ee Dalka Shiinaha waxaana ka qeyb galay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan oo socday muddo dhowr todobaad ah ayaa lagu casuumay toban Dal oo ka tirsan qarada oo ka mida qaara Africa oo ay Soomaaliya  ka mid tahay waxaana xoogga lagu saaray iskaashiga iyo wada shaqeynta Africa iyo wadanka Shiinaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirkaan ayaa Soomaaliya waxaa u matalayay Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukumada Soomaaliya Mudane C/raxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala Xili uu Saaka soo dhamaaday  shirka ayuu Warbaahinta Qaranka la wadaagay waxyaabihi ka soo baxay shirkaasi.

Halkaan hoose ka dhageysi Codka Agaasimaha: 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/COD-AGAASIME-AL-CADAALLA-.mp3
Previous Post

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Next Post

Dhageyso: Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya oo Sheegtay in ay Ciidamada Xoogga ay Awood u leeyihiin Hanashada Amaanka guud ee Dalka

Next Post
Dhageyso: Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya oo Sheegtay in ay Ciidamada Xoogga ay Awood u leeyihiin Hanashada Amaanka guud ee Dalka

Dhageyso: Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya oo Sheegtay in ay Ciidamada Xoogga ay Awood u leeyihiin Hanashada Amaanka guud ee Dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In