Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan looga hadlayay Amaanka Gobalka shabeellaha dhexe oo ka dhacay Degaanka Dacaar

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
kulan looga hadlayay Amaanka Gobalka shabeellaha dhexe oo ka dhacay Degaanka Dacaar

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobalka shabeellaha dhexe Axmed Meeyre Makaraan iyo saraakiil ka tirsan dowlad gobaleedka hirshabeelle iyo meleteriga dawladda federaalka soomaaliya ayaa habeennimaddii xalay kulan looga hadlaay dhinaca Amniga kula yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool tuuladda Dacaar oo ka mida tuulooyinka hoostaga degmada warsheekh ee gobalka shabeellaha dhexe.

Kulan kaaniaya ahaa mid lagu lafa gurayay siddii layskaga kaashan lahaa ladagaalanka argigixisadda iyo  kooxo burcada ah oo ku soo badanaayo waddooyinka Gobalka qaar.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Kulank markuu soo idlaaday aya waxaa ugu horeyn goobta ka hadlay qaar ka mida bulshada tuulada Dacaar oo ka hadlay baahiyaha ay qabaan iyaga oo sheegay waxkaste inu ugu horeeya Amaanka.

Waxa iyana dhan kooda kulanka ka hadlay Korneel Cabd qaadir Nuur Xasan iyo Gudoomiyaha degmada Warsheekh Axmed Xuseen Axmed waxeyna ka codsadeen Shacabka ku nool deegaanada uu hawgalka ka socdo in ay xiriir wadashaqeeyn ah la yeshaan Ciidamada.

Gudoomiyaha gobalka Shabeelaha Axmed Meeyre Makaraan oo Hadal jeedintii Madasha soo xiray ayaa shacbka Gobalka ugu bishareyay in wax laga qaban doono baahyahooda inta uu ka awooda Maamulka Gobalka.

Gudoomiyaha gobalka Shabeelaha Dhexe Axmed Meeyre Makaraan ayaa hawlgallo uu hogaaminaayo iyo kulamo is barbar socday ka waday toddobaadki aynu soo dhaafnay dhowr tuulo oo hoostaga  Degaanada Cadale, Warsheekh iyo Raaga Ceelle oo dhamaantood katisan Gobalka Shbeelaha Dhexe

Previous Post

Maamulka G/Hiiraan oo Qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Next Post

Mudanayaasha Golaha shacabka oo Akhrinti labaad mariyay Miisaaniyada Dowladda ee 2018

Next Post
Mudanayaasha Golaha shacabka oo Akhrinti labaad mariyay Miisaaniyada Dowladda ee 2018

Mudanayaasha Golaha shacabka oo Akhrinti labaad mariyay Miisaaniyada Dowladda ee 2018

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In