Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Koofurta Gaalkacyo.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyadda ee shalay gaaray woqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa goordhaw waxaa uu gaaray dhanka Koofureed ee magaaladaasi halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Koofurta gaalkacyo ku soo dhaweeyay madaxda dowlad goboleedka Galmudug mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda dhexe iyo bulshada magaalada oo aan ku kala harin soo dhaweyntaasi.

Related posts

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026

waxaa qorshuhu yahay in Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay caawa ku hoydaan Koofurta Gaalkacyo isagoo kulamo la qaadan doona madaxda maamulka iyo qaybaha bulshada ka dibna waxaa uu bari u safri doonaa magaalada Cadaado oo xarun KMG ah u ah Galmudug sidoo kale magaalooyinka Dhuusa mareeb Caabudwaaq iyo Guriceel ayaa ka mid ah degmooyinka uu safarka ku garai doono.

Previous Post

Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay shir ka dhacaya Dhuusmo Mareeb “DHAGEYSO

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed oo magacaabay xilal cusub

Next Post
Madaxweynaha maamulka K/galbeed oo magacaabay qeyb kale oo wasiirro ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed oo magacaabay xilal cusub

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In