Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro+ Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta Booqday Xerada Caruurta Agoonta ee Degmada Afgooye

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa Maanta booqday Xerada Caruurta Agoonta ee Kacaan kuna taala Dagmada Afgooye ee gobolkaย  shabelaha hoose Caruurtaasi uu ka faala qaaday daryeelkooda Nololeed, Caafimadkood iyo waxbarshadooda madaxweynah jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeedย  ayaa maanta howlo shaqo ah ku tagay Xeroย  Kacaanย  isagoo ay ย garba socdeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Asluubtaย  waxaana uu ย kuurgalayay Xalada nololeed ay ku suganyihiin caruurtaasi,

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas xuseen Xasan Cismaan ayaa soo kormeerayย  qolka ay jiftaan iyo ย goobta rashiinka ay ku cunaan,

Sareeye Gaas xuseen xasan cismaan Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa fahfahiyay socdaalka uu ku tagay xerokacan.

Qaar kamid ahCaruurtaan agoonta ee ku jira xero kacaanย  ayaa u mahadceeliyeen madaxweynah jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo, iyo taliyah Ciidanka Asluubta soomaaliyeed Sareeye gaas xuseen xasan cismaan.

Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas xuseen Xasan Cismaan ayaa tilmamayย  in ay ku dadaalyaan ka warqabka caruurtaasi Agoonta ah.

Previous Post

Madaxweyne Trump oo laga codsaday in xayiraadda uu ka qaado Qaxootiga Soomaaliyeed

Next Post

Daawo Sawirro+R/wasaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Canada iyo Ruwaandha

Next Post
Daawo Sawirro+R/wasaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Canada iyo Ruwaandha

Daawo Sawirro+R/wasaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Canada iyo Ruwaandha

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In