Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 500 oo arday oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 500 oo arday oo maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladda oo ay ku qalin jabinayeen 479 arday oo dhameysatay Digreega koowaad ee Jaamacadda Soomaaliya kuliyadaha kala duwan ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadu ku leedahay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir waxaana ka qayb galay maamulka saree Ee Jaamacadda waalidiinta qalinjabiyaasha iyo marti sharaf lagu casuumay.

Guddoomiyaha Jaamacadda Soomaaliya Dr Ismaaciil Cali Siyaad oo khudbad ka jeediyay xafladaan sida wanaagsan loo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu dardaaran siiyay ardayda qalin jabisay oo uu u soo jeediyay in ay aqoontooda ugu adeegaan dalka iyo dadka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

โ€œWaxaan rabaa in aan halkaan kula dar daarmo ardayda qalin badalaneysa waxaad maanta dhameyseen digreega koowaad sii wada barashada cilmiga dadaalkiina badiya bulshadana ugu adeega cilmiga la idin baray dalkana hormar kiisa ka qayb qaata in dalka laga yaaco dal shisheeye la aado muhiimadu maahan dalkeenu waa kana an hormarsanoโ€ayuu yiri Dr Ismaaciil.

Guddoomiyaha Boardka Jaamacadda Soomaaliya Prof Maxamed Macalin ayaa dhankiisu bogaadiyay ardayda Jaamacadda si gaar ah kuwa qalin jabiyay waxaana kuu u sheegay in ay yihiin mustaqbalka ifaya ee dalka.

โ€œDhalinyarada hablaha iyo wiilasha isugu jira ee quruxda badan waxaad ogaataan waxaad tihiin mustaqbalkii dalkaan waxaad ka qayb qaadataan hormarka dalka waxaa astaan u noqo kartaan wajiga soo kabashada dalkaโ€ ayuu yiri. Prof Maxamed

Ugu dambeyntiin qaar ka mid ah ardayda ayaa la hadlay tv ga qaranka waxaana ay muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin ka mira dhalinta dadaalkii dheeraa ee ay soo sameeyeen.

Previous Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo mar kale ka wada hadlay xaaladda Xadka labada Dal.

Next Post

Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho “SAWIRRO”

Qaar ka mid ah shaqaalihii Maamulka Hawada oo dib ugu soo wareegay xarunta Muqdisho "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In