Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khasaarihii kadhashay Duufaanno ka dhacay Soomaaliland oo sii kordhaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Khasaarihii kadhashay Duufaanno ka dhacay Soomaaliland oo sii kordhaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Waxaa sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay Roobab lixaad leh oo wata Duufaanno dhaliyay Daadad xooggan oo ka da’ay Todobaadkan qaybo ka mid ah Gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya.

War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in Roobabkan dabaylaha wata ay saameeyeen Dad gaaraya 669 kun oo Qof, halka ay galaafteen nolosha 80% xoolihii ku dhaqnaa degaanadaas.

Waxaa sidoo kale warkan kasoo baxay Soomaaliland lagu sheegay in 25 Qof ay ku dhinteen Roobabka iyo Duufaannada is wata, 12 Qof na ay ku dhaawacmeen, halka 27 kalana la la’yahay.

Masuuliyiinta Gobollada Xeebta ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya inuu Khasaaruhu intaa ka badan yahay oo ay tirada dhimashadu marayso 29 Qof , halka tiro intaa ka badanna la la’yahay.

Maamulka Soomaaliland ayaa baaq qayla dhaan ah u diray Beesha caalamka iyo Dadka qurba joogta ah, si ay ugu qayb qaataan taakulaynta Dadka ku waxyeelloobay Duufaannada iyo daadadka.

Previous Post

“Seddex bil ee lasoo dhaafay habeen xitaa kama seexan taas waa xanuunka haaya” Hooyo+Sawirro Murugo leh

Next Post

Tababar lagu baranayo Dawlada wanaaga & Xalinta Qilaafaadka oo u furmay Ururka dhalinyarada

Next Post
Tababar lagu baranayo Dawlada wanaaga & Xalinta Qilaafaadka oo u furmay  Ururka dhalinyarada

Tababar lagu baranayo Dawlada wanaaga & Xalinta Qilaafaadka oo u furmay Ururka dhalinyarada

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In