Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhulgariir xooggan oo  ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Dhulgariir xooggan oo  ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta Seismological Center ee Euro-Mediterranean, ayaa sheegtay in dhulgariir cabirkiisu yahay 6.2, uu ku dhuftay gobolka Papua ee dalka Indonesia.

Xaruntu waxay intaa ku dartay in dhul gariirka xooggiisa uu ka dhacay degaanada u dhaxeya bari iyo waqooyga bari ee dalka Indonesia, kaasi oo saameyay dhul cabbir ahan ku fadhiya 10 Km.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Dadka ku dhintay dhul gariirka ayaa gaaraya 50 ruux, halka dhaawacana uu gaaraya 38 qof, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Indonesia.

Previous Post

Sheikh Soomow” Al-shabaab iyo Daacish waxa ay been ka sheegeen diinteena, waa beenoolayaal cad”.

Next Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

Next Post
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In