Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda gaashaandhiga oo faahfaahin ka bixisay hawlgalada dalka looga xoreynayo khawaariijta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda gaashaandhiga oo faahfaahin ka bixisay hawlgalada dalka looga xoreynayo khawaariijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu faahfaahin  ka bixiyey howlgalada ka socda gobolada dalka, waxaana uu sheegay in jab xooggan lagu gaarsiiyey deegaanka ay kaga sugan yihiin Galmudug iyo Hirshabeelle kooxda Khawaariijta.

Generaal Caanood ayaa sheegay in Ciidamda Qaranka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay laba jibaareen howlagada lagu baacsanayo kooxda dhiigmiiratada ah, isaga oo intaa ku daray in ciidamada  CXD ay ku burburiyeen fariiimo iyo meelihii gabaadka u ahaa deegaanada laga xorreeyey.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhanka kale Cabdullaahi Cali Caanod Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhig ayaa Warbaahinta qaranka ayaa u sheegay in howlada ay hor-jooga u yihiin Xildhabaanada heer fedaraal iyo heer  Maamul ay ku dhawyihiin in dhawaan lagu soo afjaro Khawaarijta.

Waxaa kale oo uu sheegay Gen Caanood in hadda uu dhexdooda uu kala shaki ka dhashay  Khawaariijta.

Sidoo kale waxaa uu amray Saakiisha hogaamineysa Ciidamada Qaranka ee ku sugan goobaha lagala wareegay Khawaariijta in ay shaqsiyaadka isa soo dhiiba ay ku wareejiyaan Hay’addaha Dambi barista iyo haya’addaha kale ee ku shaqada leh.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furtay Shirka Qaab Dhismeedka Xiriirka iyo Baahinta Maaliyadeed ee dowladaha Hoose

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka Qeybta Galbeed ee Gobolka Banaadir

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka Qeybta Galbeed ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka Qeybta Galbeed ee Gobolka Banaadir

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In