Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixayay shirkii ugu soo gabagaboobay dalka Marocco 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixayay shirkii ugu soo gabagaboobay dalka Marocco 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyey shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika, kaas oo lagu soo gabagabeeyat Magaalada Marrakesh ee dalka Morocco.

Shirkaan ayaa Soomaaliya waxaa ku matalayey wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iiman Cige,  iyada oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Bangiga dhexe iyo xubno ka kala socday Xafiiska Madaxweynaha iyo Golaha Shacabka.

Related posts

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026

Wasiir Bixi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in bartamaha bisha December ee sanadkaan in lagu dhawaaqi doona, in Soomaaliya laga cafiyey deyntii lagu lahaa. Isaga oo arrintaas ka hadlay waxa uu yiri,

“Sanadkaan dabayqaadadiis, waxaa lagu dhawaaqi doonaa in Soomaaliya laga cafiyey deyntii, guddiga sare ee Bangiga iyo Hay’adda IMF markii ay wada fadhiistaan in ay ku dhawaaqaan in Soomaaliya ku guuleysatay Barnaamijkii deyn cafiska.”

Wasiirka Maaliyadda ayaa hadal ka jeediyay Shirkaan Agaasimaha Guud ee IMF, Bangiga  Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka ay saameeyeen Colaadaha iyo Dhaqaalo yarida, shirkaas oo qeyb ka ah kulanka Sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo xal ku jaan go’an sinaan marka ay jiraan xaaladaha gaarka ah, waxa uu intaa ku daray in ay haboon tahay in la tixgaliyo talooyinka iyo waxa uu dal walbo u arko in xalkiisa uu ku jiro.

Dowladda Soomaaliya ayaa da’daal badan ku bixisay.sidii loo tayeen lahaa arrimaha Maaliyadda dalka iyo sidii loogu guuleysan lahaa Den cafinta soomaaliya.

Previous Post

Somalia Launches Modern Governance Strategic Direction Program

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse; “Waxaa muhiim ah in aan ka baxno duruufaha iyo maraxaladihii hore u jiray ee caqabadda ku ahaa dowladnimadeenna iyo horumarka dadkeenna”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse; “Waxaa muhiim ah in aan ka baxno duruufaha iyo maraxaladihii hore u jiray ee caqabadda ku ahaa dowladnimadeenna iyo horumarka dadkeenna”

Ra’iisul Wasaare Xamse; “Waxaa muhiim ah in aan ka baxno duruufaha iyo maraxaladihii hore u jiray ee caqabadda ku ahaa dowladnimadeenna iyo horumarka dadkeenna”

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In