Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen roobkii ka da’ay deegaanada Jubbaland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen roobkii ka da’ay deegaanada Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal Qoys ayaa ka barakacay roob daadad watay iyo fatahaado ka dhacay degaano iyo degmooyin katirsan dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dadkii ku noolaa degaanadaasi

Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Cabduqaadir Xaaji Maxamuud ( Lugadheere) oo la hadlay warbaahinta ayaa sharaxaad ka bixiyay degaannada iyo degmooyinka ugu daran ee uu saameeyeen Roobka daadadka watay iyo fatahaadaha, isaga oo dowladda Soomaaliya iyo  Hay’adaha Caalamiga ah ugu baaqay inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Xildhibaan Aamino Xuseen Cali oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka oo iyana la hadashay saxaafadda ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala gaaro shacabka Gobolka Gedo oo wajahayo xaalad adag oo ka dhalatay fatahaada Roobabka Dayrta

Degaanno badan oo katitsan gobolada dalka waxaa ka curtay roobkii Deyrta kaa oo dhaliyay qasaaro isugu jira dhimasho iyo Barakac xooggan,waxana isa soo tarayo baaqyada loo dirayo dowladda iyo madaxda maamuladaasi si gurmad deg deg ah loola gaari lahaa dadka roobabku sameyeen.

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgaly xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga

Next Post

R/W ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in si dag-dag ah loogu gurmado dadka ay daadadku sameeyeen

Next Post
R/W ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in si dag-dag ah loogu gurmado dadka ay daadadku sameeyeen

R/W ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in si dag-dag ah loogu gurmado dadka ay daadadku sameeyeen

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In