Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay Qaadista Cunaqabateynta Hubka

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay Qaadista Cunaqabateynta Hubka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Jaamac ِAweys oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay go’aanka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya laga qaaday.

Wasiir Daa’uud ayaa tallaabadan ku tilmaamay guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay dadaallada aan daalka lahayn ee ay dowladda Soomaaliya u gashay sidii loo xaqiijin lahaa yoolkan.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Wasiirka ayaa ku tilmaamay cunaqabateynta hubka inay caqabad ku ahayd xaqiijinta amniga & xasiloonida dalka. Wuxuuna tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay si dhab ah uga shaqeysay tan iyo sanadkii hore sidii looga gudbi lahaa caqabadaas.

Wasiirka ayaa sheegay in qaadista cunaqabateynta hubka ay faa’iidooyin badan u leedahay:

1- La-dagaalanka argagixisada iyo sugida amaanka;
2- Difaaca Qaranka;
3- Dadaalka Nabadda & Xasilinta;
4- Dhaqangelinta sharciga & xakameynta Xuduudaha;
5- Dowlad-dhisidda & Dowladnimada;

Wasiirka oo ku hadlaya magaca dowladda federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ansixinta go’aankii cunaqabateynta hubka looga qaaday Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale ballan-qaaday in dowladdu ay gudan doonto waajibaadka ka saaran maareynta iyo la-socodka hubka, taasoo looga gol-leeyahay inaysan gacma qaldan u gelin.

Previous Post

Ciidamada Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnaan

Next Post

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir guddoomiyay kulanka Xildhibaannada ee 2da Aqal

Next Post
Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir guddoomiyay kulanka Xildhibaannada ee 2da Aqal

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir guddoomiyay kulanka Xildhibaannada ee 2da Aqal

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In