Tuesday, December 23, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo bilad sharaf guddoonsiiyay Ramla Cali

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 months ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo bilad sharaf guddoonsiiyay Ramla Cali
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta qaabilay feeryahanadda Soomaaliyeed ee haysata horyaalka caalamiga ah, Ramla Cali Axmed.

Dr. Muungaab ayaa Ramla guddoonsiiyay Billad Sharaf, si uu ugu muujiyo qadarin iyo bogaadin ay ku mutaysatay guulaha ay ka soo hoysay ciyaaraha feerka caalamka.

Related posts

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

December 23, 2025
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

Ramla Cali, oo maalmahan ku sugnayd magaalada Muqdisho, ayaa dhawaan ka heshay Bilad Sharaf Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, maadaama ay magaca Soomaaliyeed si weyn ugu meteshay fagaaraha caalamka, kuna soo bandhigtay sumcadda iyo kartida gabdhaha Soomaaliyeed.

Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xusay in ay ka goโ€™an tahay taageerida iyo horumarinta ciyaaraha, garab istaagga ciyaartoyda Soomaaliyeed iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka dalka ee dhammaan heerarka Olombikada.

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

December 23, 2025
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Guutaale, oo uu wehlinayay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane...

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

December 23, 2025
0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux; Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane...

Howlgal Lagu Dilay Horjoogayaal Ka Tirsan Khawaarijta oo Laga Fuliyay Shabeellaha Dhexe

December 22, 2025
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

December 22, 2025
0

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In