Qof naftii halige ayaa isku qarxiyey gaari u watey Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Mucallimuu oo marayay Agagaarka Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.
Booliska macadeynin xaaladda uu ku suganyahay Afhayeenka iyo sida ay wax u gaareen hase ahaatee Wixii faafaahin dheeraad ah ay warbaahinta la soo wadaagi doonaan.
Sawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ismidaaminta ka dhacay ayaa muujinaya bubur soo gaaray qeybta dambe ee gaariga Afhayeenka iyo Jirka Dhagarqabaha isku qarxiyay gaariga Afhayeenka.