Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay Tunisia (SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay Tunisia (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa magaalada Hammamet ee dalka Tunisia waxa uu kaga qeyb galay shirweyne caalami ah oo socon doona illaa 3-da bisha November, kaas oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Isgaarsiinta Caalamka ee ITU.

Shirkaani ayaa waxa ka soo qeyb galay dhamaan madaxda wasaaradaha Isgaarsiinta iyo shirkadaha Isgaarsiinta ee caalamka waxaana sanadkaani loogu magac daray World Telecommunicion Standersization Assembly WTSA2016.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Mudane Axmed Xaaji Cabdi, Agaasimha Guud ee Wasaarada Boostada oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirkani uu yahay mid muhiim u ah dawladaha caalamka islamarkaana uu ku faraxsan yahay in dawladda Soomaaliya ay si buuxda uga qeyb qaadato shirkan oo uu sheegay in wax weyn ka badali doono habsami usocodka howlaha isgaarsiinta dalka.

Agaasimaha ayaa sidoo kale sheegay in uu kulamo kala duwan la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka soo qeyb gashay kulanka kuwaas oo uu sheegay in uu kala hadlay arimaha isgaarsiinta dalka iyo sidii soomaaliya looga gacn siin lahaa horumarinta isgaarsiinta maadaama uu dalka ka soo kabanaayo dagaalo mudo dheer soo jiitamaayay.

Shirkan oo looga hadlayo guud ahaan hormarinta Isgaarsiinta ayaa waxaa xoogga lagu saarayaa hormarinta Isgaarsiinta casriga ah ee jiilka Shanaad (5G) waxaana muhiim ah in dawladda Soomaaliya ay qaadato doorkeeda si ay caalamka dib ula jaan qaado.

wtsa-ahmed

wtsa-ahmed2

wtsa-picture

Previous Post

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo dhagax dhigay waddooyin “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhiga oo beeniyay in Ciidamo ka Tirsan Dawladda……….

Next Post
Wasiirka Gaashaandhiga oo beeniyay  in Ciidamo ka Tirsan Dawladda……….

Wasiirka Gaashaandhiga oo beeniyay in Ciidamo ka Tirsan Dawladda……….

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In