Wasaaradda Howlaha Guud, Dibudhiska iyo Guriyeynta ayaa amar ay soo saartay ku sheegtay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ay khasab ku tahay in ay sameeyaan meelo dadka...
Read moreTababarkani oo ka soconayey 3-dii Cisho ee la soo dhaafay magaalada Nairobi ayaa waxaa soo qabanqaabiyay bangiga aduunka, iyadoo lagu falanqeynayey sidii loo meel marin lahaa hindise sharciyeedka isgaarsiinta...
Read moreXildhibaannada Haweenka ee ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay kaga hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira xaaladda dalka iyo qorshayaasha...
Read moreWafdi uu hogaaminaayo wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha diinta mudane Cabduqaadir Sheekh Ibraahim (Baqdaadi) oo howlo shaqo ku jooga Turkiga ayaa la kulmay dhigiisa Dalkaasi Dr. Mehmet Gormez. iyagoo ka wada...
Read moreKulanka 1-aad ee Ergada maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee madaxtooyada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa Ergada loogu qeybiyay...
Read moreSafarka beledweyne uu maanta ku gaaray danjiraha dowladda Djibouti uu ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku wehliya wakiilka midawga Yurub ee Soomaaliya iyo wakiilka midawga...
Read moreKa dib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen dhaliilo badan oo ka imaanaya dhanka daladaha waxbarashada isla markaana wasaarada waxbarashada ku dhaliilaya in habka ay dooneyso in imtixaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho