Daawo Sawirada Wasiirka Gaashandhiga oo Guriceel lagu soo dhaweeyay Maanta
Guriceel,Galgaduud, March 2, 2015….Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaana soo dhaweeyay masuuliyiinta gobolka Galgaduud, Xildhibaano Saraakiil...
Read more










