Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhaweysay magacaabista safiirka Mareykanka ee Soomaalia
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweysay Magacaabista H.E. Katherine Simonds Dhanani inay noqoto Danjirihii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo loo soo magacaabo Soomaaliya tan iyo sanadkii 1991,...
Read more











