Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay goob laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxana kormeerka ku weheliyey...
Read moreMunaasabad ay ka qayb galeen mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ee Somalia ayaa waxaa shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Ardada kaalimaha hore ka gashay Tartan Cilmiyeed Hay.adda Waxbarashada Nile Academy oo Dalka...
Read moreDeeqdani lacageed oo ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Mareykanka oo ay ugu horeyso Safiyo Diiriye kana damqaday dhibane Cali C/llaahi Aadan oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho kaddib...
Read moreWasiirka Warfaafinta, hidaha iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay qasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqa bakaaraha, gaar ahaan...
Read moreDab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla Agagaarka isgoyska Black Sea, kaasi oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaasi. Gaadiidka dab-damiska dowladda Hoose...
Read moreAgabkaan oo isugu jira kuraas, miisas,iyo boorsooyin ay kujiraan buugaag,ayaa maanta loo qaybiyay qaar kamid ah iskuulaadka sida lacag la’aanta ah ay wax uga bartaan Carruurta Barakacayaasha iyo kuwa dantayarta...
Read moreSaraakiishani ka socotay hey’adaha Qaramada midoobay ee gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho