DAAWO SAWIRRADA MASJIDKA ISBAHEYSIGA
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro ku saabsan Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo dib u dayactir lagu sameynayo SAWIR QAADE QADAR CALI NUUR
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro ku saabsan Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo dib u dayactir lagu sameynayo SAWIR QAADE QADAR CALI NUUR
Read moreHowlgalkan ay xalay ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ka sameeyeen xaafadaha degmada Hodan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayay Nabadgelyad, iyadoo ciidamadu baarayeen gaadiidka iyo guryaha ku yaalla xaafadaha...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu aysan u dulqaadan doonin in carruurta soomaaliyeed loo adeegsado dagaallada, isla markaana ay ka hortageyso cidkasta oo arrintan...
Read moreWar saxaafadeed 21 January 2015: War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka haweenka suxufiiyiinta Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay maalinta saxaafadda Soomaaliya oo ku beegan 21 January 2015....
Read moreKulan looga hadlayay sidii haweenka loogu wacyigelin lahaa inay xiriir joogta ah la sameeyaan xarumaha caafimaadka marka ay uurka leeyihiin ilaa iyo inta ay ka dhalayaan ayaa lagu qabtay magaalada...
Read moreXubnahan oo ka tirsan qaybta ammaanka ee gudiga farsamada maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta safar dhulka ah ku soo gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb,...
Read moreMunaasabad ay hogaan cusub ku dooranayeen dhallinyarada ku dhaqan degmada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi. Kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada degmada Dhuusamareeb ayaa...
Read moreSii hayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo xiray tababar socday saddex maalmood oo cinwaankiisu yahay ( Wacyi-gelinta iyo Baahinta...
Read moreKooxda Liverpool ayaa lugtii koowaad ee koobka Capital One garoonkeeda Anfield barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea ayaa qeybtii hore ee ciyaarta hore gool rigoore ahaa la...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho