Wasaaradda Warfaafinta oo Shacabka iyo Warbaahinta hambalyada 21-ka Jannaayo u dirtay
Wasaaradda Warfaafinta Hannuuninta Dadweynaha ayaa ugu hambalyeysan dhammaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegatay xuska Afka Soomaaliga oo ku beegsan 21-ka Jannaayo. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta...
Read more











