Southampton oo Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Kala Baxday Kooxda Manchester United “SAWIRRO”
Kooxda Manchester United ayaa waxaa garoonkeeda Old Trafford 0-1 uga badiyay kooxda Southampton. Kooxda Southampton ayaa soo gashay kaalinta sedaxaad ee horyaalka ingiriiska oo ay horey ugu jirtay kooxda Manchester...
Read more











