Kooxda Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Hull City. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii todobaad ee ciyaarta gool madax ah u dhaliyay ciyaaryahan Eden...
Read moreGudoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud Ee Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo Maanta Shir Jaraa,id ku qabtay Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo Maanta...
Read moreKooxda Augsburg ayaa waxaa garoonkeeda SGL Arena 0-4 uga badiyay kooxda Bayern Munich. Kooxda Bayern Munich ayaa afarta gool dhalisay qeybtii danbe ee ciyaarta,waxaana labo kamid ah u dhaliyay ciyaaryahan...
Read more13 December 2014. Khabiirka Madaxabanaan ee xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, Mudane Bahame Nyanduga, ayaa maanta soo gebogabeeyay safarkiisi shaqo ee ugu horreeyay oo uu ku tegay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mr...
Read moreMudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiiska carruurta oo uu aqbalay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhanka kale...
Read moreSiihayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaallo saakay ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee xarunta...
Read moreKooxda argagixisada ah ee Alshabaab ayaa Deegaanka Qandho oo hoostaga degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ku dilay macalin dugsi Qur’aan oo ka mid ahaa dadka deegaanka.` Wariyaha Gobolka Hiiraan ee...
Read moreHey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigtay hub iyo rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgal ay ka sameeyeen inta u dhexaysa gobollada Benaadir iyo Shabeelaha Hoose. Ciidamada...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho