Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan qeybaha bulshada gaar ahaan odayaal,haween,dhalinyaro,aqoonyahan,mudanaayal baarlamaanka Soomaaliya katirsan iyo mas,uuliyiin xilal sare kasoo qabtay...
Read moreKooxda Real Madrid ayaa caawo ku guleeysatay koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup,ka dib markii ay garoonka Marrakesh ee dalka Morocco 2-0 uga badisay kooxda San Lorenzo ooka...
Read moreKooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 5-0 uga badisay kooxda Cordoba. Ciyaaryahan Pedro Rodriguez ayaa bilowgii ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Barcelona,sidasi ayaan lagu kala nastay qeybtii hore ee...
Read moreMunaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa caawa ka socota xarunta ciidanka Booliiska ee magaalada Muqdisho. Xafladda oo si...
Read moreKooxda Aston Villa ayaa garoonkeeda Villa Park barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Manchester United. Kooxda Aston Villa ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan...
Read moreKooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium 3-0 uga badisay kooxda Crystal Palace. Labada kooxood ayaana wax gool ah iska dhalin qeybtii hore ee ciyaarta. Markii la isku soo ciyaarta...
Read moreAkhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan idinkugu soo bandhigaynaa Sawirrada xuska maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ku beegan maanta oo kale, waxaana ciidamada booliska la aas aasay 20-December...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa halkaasi kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho