Sanad guurada 71 aad ee Boliiska Soomaaliya oo maanta laga xusay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka
Munaasabad balaaran oo lagu weynaynaayay maalinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December taas oo ay ka soo wareegatya 71 sano, munaasabadan oo maanta lagu qabtay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska...
Read more

