Xisaabiyaha Guud oo ka hadlay Daahfurnaanta Hantida Qaranka “War-saxaafadeed”
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xisaabiyaha guud ee Dowladda ayaa lagu sheegay in dhamaan dadka daneynaya in ay wax ka ogaadaan la socodka dhaq dhaqaaqa Hantida Qaranka, Dakhli iyo Kharash...
Read more

