Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La Taliyeyaasha sare ee Wasaaradda
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mud.Axmed Macalin Fiqi ayaa maalintii labaad ka dhagaystay qaar ka mid ah Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La Taliyeyaasha sare...
Read more











