Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib markii uu Dabku ka dhashay Booyad Kaalinta Shidaal ku shubaysay , Goobtaan...
Read moreGuddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diwaangashan. Kulanka oo u jeedadiisa ahayd is xog waraysi u dhaxeeyo labada...
Read moreGudoomiyaha Aqalka ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo go'aanaddii kasoo baxay Shirkii Madaxda maamul goboleedyadda dalka asagoo ku tilmaamay guul horudhac u ah heshiis wadajir ah oo Dowlada Federaalka...
Read moreIyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib u bilowday inta badan adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshadu ay...
Read moreWarar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland iyo Al-Shabaab oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in Roobabkii ka da'ay caasimadda Dalka ee Muqisho Xalay uu saameyn ballaaran ku yeeshay bilicda iyo muuqaalka magaalada, isagoo...
Read moreJeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo Shir Jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay soo badanayeen shaqsiyaad gaar ah oo isticmaala Gaadiidka loo ekeysiiyay kuwa Ciidanka...
Read moreWaxaa xalay xarunta Mac-hadka cilmi baarista Hiraal ee magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen maamulka iyo howlwadeennada mac-hadka Hiraal oo ugu horeeyo gudoomiyaha iyo aasaasaha mudane Xuseen macallin iyo...
Read moreRoob xoogan oo ka da'ay Magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaaro kala duwan , iyadoo daadadka roobka ay geesteen burburka guri sidoo kale burbur u geysteen qeybo ka mid ah wadooyin...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho