Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banadir oo kormeer ku sameysay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka.
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo Basmo Caamir Jakeeti ahna guddoomiyaha maalmaha todobaadka xorriyada heer gobol ayaa xalay kormeertay degmooyinka Xamar Jajab, Waaberi,Howlwadaag iyo Cabdicasiis...
Read more











