ELMAN IYO JENYO OO KA SOO GUDBAY MARXALADII MAARSO
Kooxda kubada cagta Elman ayaa dib ugu soo laabatay wadadii guusha kadib afar kulan oo wax guul ah aysan arkin. Kooxda Waxool oo ugu hooseysa horyaalka ayeey 4-1 ugu adkaatay...
Read moreKooxda kubada cagta Elman ayaa dib ugu soo laabatay wadadii guusha kadib afar kulan oo wax guul ah aysan arkin. Kooxda Waxool oo ugu hooseysa horyaalka ayeey 4-1 ugu adkaatay...
Read moreKooxda kubada cagta Banaadir toddobadkii hore waxa ay soo ciyaartay kulankii ugu adkaa kulamadii 10-aad horyaalka soomaaliya kadib markii kulan shan gool la iska dhaliyay ay ugu soo baxsatay kooxda...
Read moreQalabkaan caafimaad oo nuucyo kala duwan isugu jira kana yimid jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden isla markaa loogu tala galay in lagu qalabeeyo isbitaalka degaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa...
Read moreWar uu soo saaray Taliska Ciidanka Militariga ee Mareykanka ee jooga Qaaradda Afrika ee (AFRICOM) ayaa ku faah faahiyay khasaarihii maleeshiyada Alshabaab loogu geystay duqeymihii ka dhacay dhawaan deegaano k...
Read moreJaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Columbus Ohio ee Dalka Maraykanka ayaa sameeyay kulan dhaqaalo loogu aruurinayay Isbitaallo loo dhisayo Hooyadda iyo Dhallaanka ee Magaalooyinka Widhwidh iyo Awrboogays ee Goboladda Sanaag iyo...
Read moreShirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo tan Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shalay ka furmay Magaalada Garoowe...
Read moreIlwaad Elman ayaa lo magacabay la taliyahay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ilwaad Elman ayaa ah gabar Soomaaliyeed oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada, mudana ka howlgalaysay gudaha magaalada Muqdisho. Ilwaad...
Read moreRa'iisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Peter De Clercq oo ah ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay in hannaan diblumaasiyadeed oo dadban ay dib ugu soo celiso muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Iiran. Tirada maxaabiistan oo gaareysa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho