Kulanka guddoomiyayaasha Barlamaannada Africa oo ka furmay magaalada Johannesburg
Kulanka Guddoomiyayaasha Barlamaannada dalalka Africa ee maanta ka furmay xarunta Barlamaanka Africa ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka...
Read more











